Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashadii Golaha Deegaanka Galkacyo oo la soo gaba gabeeyay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Doorashadii Golaha Deegaanka Galkacyo oo la soo gaba gabeeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli maalmihii udanbeeyay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka mudug ay ka socotay doorashada xubnaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ayaa waxaa maanta si rasmi ah ay u sheegeen wasaarada arimaha gudaha

iyo dowladaha hoose ee Galmudug iyo gudigii loo xilsaray qorshaha doorashooyinka xubnaha golaha deegaanka in  la soo gaba gabeeyay doorashada.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026

Gudoomiyaha gudigii loo xilsaaray doorashada xubnaha golaha deegaanka
dagmada Galkacyo C/casiis Axmed Bulxan ayaa u sheegay Radio Muqdisho in doorashada Xubnahani ay ahayd mid ay soo dooranayeen xubnaha ka mid noqonaya Bushada dagan Afarta Xaafadood ee Gaalkacyo gaar ahaan dhinaca Maamulka Galmudug,

Waxaanu intaasi ku daray in Bulshadu ay codkooda ku soo doorteen 24 xubnood oo ka mid noqonaya xubnaha golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo kuwaas oo ka kooban marka la isu geeyo 27 xubnood.

Wasiiru Dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad
gobaleedka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa isaguna ka hadlay dadaalkii loo galay in xubnaha golaha
deegaanka dagmada Galkacyo lagu soo doorto qaabka codeeynta Bulshada afarta xaafadood ee galkacyo, waxaana uu intaas raaciyay in ay jireen Caqabadooyin ku hor gudbanaa marwalbaa intii ay shaqada doorashada socotay taas oo la xiriirta badankeed dhinaca aqoon la’aanta Bulshada maaddaama ay ahayd markii ugu horeysay muddo dheer kadib.

Dhawaan ayaa la filayaa in la qabto Doorashadii Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenadii Maamulka Dagmada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaana haatan ka socda magaalada Olole loogu jiro u tartamida hogaanka maamulka Dagmada Galkacyo.

W/Q= Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

DSC00454 DSC00456 DSC00467 DSC00468 DSC00479 DSC00496 DSC00509 DSC00514 DSC00525 DSC00526 DSC00544 DSC00565 DSC00571 DSC00573 DSC00585

Previous Post

Dhageyso Barnamijka Dilaaga Saxafiga iyo Wariye Cabdi Casiis Africa

Next Post

Wasiirka Batroolka oo sheegay in ay wadaan qorshe lagu hubinayo shidaalka tayaysan

Next Post
Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Hindise sharciyeedka maareynta shidaalka iyo arrimo kale “Dhageyso”

Wasiirka Batroolka oo sheegay in ay wadaan qorshe lagu hubinayo shidaalka tayaysan

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In