Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashooyin ka bilowday Koongo dib u dhac badan kadib

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Doorashooyin  ka bilowday Koongo dib u dhac badan kadib
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Goobaha codbixinta ee tartanka doorashooyinka madaxtinimo iyo kan baarlamaan ee dalka Jamhuuriyadda Koongo ayaa maanta si rasmi ah uga furmay dalkaasi .

Doorashooyinkaan waxa ku tartamaya 21 musharax oo doonaya in ay baddalaan Josef kabilla oo awoodda dalkaasi la wareegay sanadkii 2001-dii ,ka dib markii la dilay aabihii.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa jira dad yar oo maanta isugu soo baxay xarumaha codbixinta ee  magaalada Kinshaasha sababo la xiriira roobab xoogan oo ka da’aya halkaasi.

46-milyan ayaa isu diiwaangalisay in ay dhiibtaan codkooda halka la tilmaamayo in 20%  aan la furin xarumaha codbixinta, iyadoo loo aaneynayo qalabkii doorashada oo aan la geyn.

Sadex magaallo oo ka tirsan bariga dalka Koongo ayaa la sheegay in aysan ka dhaceyn doorashooyinka ,sida ay ka dhawaajiyeen guddigga doorashooyinka oo u cuskaday in degmooyinkaasi ay ka jiraan cudurka Ebola iyo dagaallo qabiil.

Previous Post

Howlgal lagu bur buriyey Saldhigii ugu weynaa ee laga soo abaabuli jiray Qaraxyada Al-shabaab oo laga fuliyey Jilib

Next Post

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay

Next Post
Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In