Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilaawday dalka Itoobiya.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilaawday dalka Itoobiya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa subaxnimadii hore ee saakay Albaabada loo furay Goobaha codbixinta si looga soo doorto xubnaha baarlamaanka federaalka 10 gobol oo ka mid ah Itoobiya.

Doorashada ayaa la qorsheeyay in ay ka qabsoonto dhamaan gobalada dalkaasi marka laga reebo gobolada Tigreega iyo Soomaalida oo xaalada amni iyo mid farsamada awgood looga reebay doorashadan oo ay qaadaceen dhamaan xisbiyada mucaaradka ee ka jira Itoobiya.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

In kabadan 36 milyan oo cod bixiye ayaa la qorsheeyay inay codkooda dhiibtaan si 547 xubnood oo ka mid noqonaya Baarlamanka dalkaasi Itoobiya ay ugu soo xushaan 8,000 oo musharax oo ka kala socda 46 xisbi.

Xisbiyada mucaaradka ee ka diiwaan gashay Gobolka Oromia oo ah kan ugu dadka badan dalka itoobiya, ayaa qaadacay doorashada, iyaga oo ku eedeyay laamaha amaanka ee ka hawl galo gobolka Oromia in dadkii codkooda dhiiban lahaa ay cabsi galiyeen.

Dhibaatooyinka hananka diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha iyo qalalaasaha qowmiyadeed ee ka jira dalkaasi ayaa sababay dib u dhac ku yimid codbixinta shan degmo oo kale, kuwaa oo la sheegay in wareegga labaad ee doorashada laga qaban doono bisha Sebtember ee sanadkan.

Guddiga doorashooyinka Itoobiya ayaa xaqiijiyay in labo jeer dib loo dhigay doorashooyinka sababo la xiriira aafada xanuunka Corona, amniga iyo dhibaatooyinka dhanka logistikada ah.

Doorashada waxaa kor kala socon doona 5 ergo oo ajnabi ah iyo kumanaan qof oo u ololeeya bulshada rayidka ah, inkasta oo Midowga Yurub uu go’aansaday in uusan halkaas u dirin wax kormeerayaal ah.

Sidokale waxaa la sheegayaa in Guddiga Xuquuqda Aadanaha Itoobiya, oo ah hay’ad madax bannaan laakiin dowladda ay magacowday, laga horjoogsaday inay kormeerto doorashooyinka ka bilawday inta badan gobalada dalkaasi.

Previous Post

Madaxweynaha Farmaajo oo Bogaadiyey Dadaallada Xukuumadda ee Awood Siinta Ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO “

Next Post

Kabtanka Xulka Qaranka “Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay”

Next Post
Kabtanka Xulka Qaranka “Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay”

Kabtanka Xulka Qaranka "Oman nagama badin ee Xiriirka Kubdda Cagta Soomaaliya ayaa naga badiyay”

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In