Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka Haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay booqashada uu dalka ku imaanayo Madaxweynaha Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda horumarinta dhallinyarada ee marka magaceeda loosoo gaabiyo SOYDEN ayaa diirada lagu saaray kor uqaadista doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hogaaminta, waxaana ka qeybgalay Xildhibaanno ka tirsan Barlamanka Federaalkaa ah ee Soomaaliya, xubno ka socday Ururada Bulshada rayidka ah Ururka haweenka Qaranka iyo Aqoonyahanno kale.

Mas’uuliyiintii kulanka ka hadlay ayaa waxa ay muujiyeen sida ay muhiim u tahay in sare loo qaado doorka iyo xuuqda haweenka Soomaaliyeed ay ku dhax leeyihiin Siyaasadda, iyagoo bogaadiyay qaban qaabiyeyaasha kulanka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Seynab Maxamed Xasan oo ah lataliyaha Hay’adda SOYDEN ee dhinaca kordhinta awooda haweenka ayaa sheegtay in Haweenka Soomaaliyeed ay door wanaagsan ka qaaten soo kabashaa Dalka, isla markaana ay hadda diyaar u yihiin inay qeyb muuqata ku yeeshaan siyaasadda.

Xildhibaan Maryan Macalin Isxaaq iyo Xilhibaan Zahro Cabduqaadir oo labaduba ka tirsan Baarlamanka Federaalkaa ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay haweenka kula dar-daarmeen inay dadaal badan sameeyaan si ay door muhiim ah ugu yeeshaan Go’aanada siyaasadeed ee dalka.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxa ay dadaal ugu jiraan inay siyaasadda iyo hogaaminta dalka ku yeeshaan door kabadan kan ay hada leeyihiin.

 

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo baaq nabadeed ka soo saaray colaadda degaano ka tirsan Mudug iyo Sool

Next Post

Howlaha ciidamada amniga ay ka wadaan caasimadda oo la bogaadiyay

Next Post
Howlgallo amniga lagu sugayo oo xalay laga sameeyay Degmada Hodan

Howlaha ciidamada amniga ay ka wadaan caasimadda oo la bogaadiyay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In