Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlad gobaleedka Galmudug oo laga taageeray dalka Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dowlad gobaleedka Galmudug oo laga taageeray dalka Koonfur Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay looguna dabaal dagayay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegatay Maamulka Galmudug oo ay soo qaban qaabiyeen dhallinyarada kasoo jeeda Goboladaas ayaa lagu qabtay magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika.

Xafladda oo ay ka qeybgaleen Madax ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika, Waxgarad, Ganacsato Dhalinyaro iyo Haween ayaa waxaa inta badan loogu hadlayay horumarka uu sameeyay Maamulka Galmudug sanadkii uu dhisnaa,waxaana dhanka kale baaq loogu diray Maamul Goboleeyada kale ee ka dhisan dalka iyo Dowladda federaalka ee Soomaaliya inay iska kaashadaan ammaanka iyo horumarka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026

Codad Intii ay Xafladda socotay waxaa lasoo bandhgay riwaayad ka turjumeysay Waxqabadka Maamul Goboleedka Galmudug, iyadoo dhanka kalane ay jireen heeso lagu ammaanayay Maamulka.

U qeybsanaha Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika Hidaha iyo Waxbarashada, Cabdi Xalane Xirsi oo ka mid ahaa marti sharaftii ka qeybgashay xafladan ayaa isna dhankiisa baaq u diray dhallinyarada Soomaaliyeed inay u midoobaan sida ay dalka dib u dhiskiisa ka shaqeyaan, waxa uuna sidoo kale ugu baaqay Jaaliyadda Galmudug ee K/Afrika inay sameystaan Hogaan ay ku mideysanyihiin.

“Reer Galmudug waxaan rabaa inaan idiin sheego inaad qeyb ka noqotaan isbedelka, ugu qeybgala xitaa hal Konterner oo Dawo ah u dira”ayuu yiri Cabdi Xalane Xirsi.

Xaflada oo qaadatay saacado badan ayaa kusoo idlaatay jawwi wanaagsan

GAL 0004 GAL 0032 GAL 0031 GAL 0029 GAL 0028 GAL 0026 GAL 0022 GAL 0021 GAL 0020 GAL 0019 GAL 0018 GAL 0016 GAL 0015 GAL 0013 GAL 0011 GAL 0010 GAL 0009 GAL 0006 GAL 0005WD C/qaadir Axad, Johannseburg

Previous Post

R.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta

Next Post

Dhageyso Barnaamijka dood furan oo amniga looga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Dhageyso Barnaamijka dood furan oo amniga looga hadlay “SAWIRRO”

Dhageyso Barnaamijka dood furan oo amniga looga hadlay "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In