Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saartay war saxaafadeed lagu cambareynayo weerarkii Al-Shabaab ay ku qadeen deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ee maamulka Puntland, iyagoo sheegay in ay ka xunyihiin falkaasi, ayna diyaar u yihiin inay iska kashadaan la dagaallanka argagixisada.
Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka