Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn culus ku yeelatay bulshada waxaana sidoo kale maanta uu booqday Xaafadaha magaalada Beledweyne oo ku fataheen biyaha Wabiga.
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Midnimada Dalka Tanzania
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania...