Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlad Goboleedka Puntland oo faahfaahin ka bixisay shilkii diyaaradeed ee Air Jabiti.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Puntland oo faahfaahin ka bixisay shilkii diyaaradeed ee Air Jabiti.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan Lug atoor ayaa faahfaahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha Garoonka diyaaradaha ee Gen/Mohamed Abshir kaasi oo aan sababin khasaare nafeed.

isagoona wasiirka duulista hawada Puntland Sheegay in halka khaladku ka dhacay ahayd Duuliyaha diyaarada oo ku dagay meel aan ahayn halkii u astaysnayd cagadhigashada Koowaad ee diyaarada Masaafo ahaana u jirta 300M oo ah halka uu ka bilowdo Ranwayga caga dhigashada diyaaraduhu.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Wasiirka duulista hawada iyo Garoomada Puntland ayaa iska fogeeyay eedayn iyo hadal hayn badan oo baraha bulshada ka jrtay taasi oo ahayd in dab damiskii garoonku ciladaysnayd xilligii shilku dhacayay isagoona xusay in dab damiska garoonku shaqaynayay diyaaraduna aysan u baahan gurmadka gaadiidka dab damiska.

Previous Post

Taliyaha ciidanka xooga dalka jeneraal Odawaa Yusuf Raage oo tababar u soo xiray cotob ka tirsan ciidanka Danab

Next Post

Amb.Francisco Madeira oo muqdisho kula kulmay taliyaha cusub ee howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya

Next Post
Amb.Francisco Madeira oo muqdisho kula kulmay taliyaha cusub ee howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya

Amb.Francisco Madeira oo muqdisho kula kulmay taliyaha cusub ee howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In