Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo diyaarad siday gargaar gaarsiisay Magaalada Baardheere.

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talagalay dadkii ay Fatahaada sameeyeen ayaa Maanta gaartay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gado.

Diyaaradan ayaa siday gargaar iskuugu jiro Daawooyin , Maro kaneecooyin , Teendhooyin, bustoyaal iyo agabyo kala duwan oo ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu talagashay gargaarka dadka ay fatahaadu Saameeysay.

Related posts

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026

Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ayaa isku xilqaamay u gurmashada dadka ay fatahaada iyo daadka ay ku saameeyeen qaar kamid ah gobolada dalka oo uu ugu horeeyo Gobolka Hiiraan oo magaalada Beledweyne ay ka barakaceen dad farabada waxaana lagaarsiiyay gargaar kala duwan.

Previous Post

Agaasimaha cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA oo xilka la wareegay

Next Post

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed+Sawirro.

Next Post
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed+Sawirro.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed+Sawirro.

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In