Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Dowlada Itoobiya oo ku dhawaaqday in la xirayo  Dugsiyada Sare

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
 Dowlada Itoobiya oo ku dhawaaqday in la xirayo  Dugsiyada Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda  Itoobiya ayaa go’aansatay in la xiro dhammaan dugsiyada sare  ee dalkeeda si Ardaydu ay uga qaybqaataan badbaadada dalkooda, halkii ay kaqeeyb qaadan lahayeen dagaalka sokeeye ee ka jira dalka, Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Xiritaanka Iskuullada ayaa loo qorsheeyay in uu socdo muddo todobaad ah, sida uu sheegay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Itoobiya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dawladdu waxay sheegtay in ku dhawaad ​​laba milyan oo arday ay horay uga tageen iskuullada sababo la xiriira dagaaladii ka socday waqooyiga gobolka Tigre.

Iyadoo ay sii  xoogeysanayaan Dagaalada u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa TPLF, ayaa ciidamada dowladda waxa ay sheegeen in dhawaan ay la wareegi doonaan magaalooyin ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadka Tigrega.

Ciidamada Itoobiya ayaa Arbacadii, sheegay inay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaalada taariikhiga ah ee Lalibela, oo ay ku yalaan goobo Tariikhi ah.

Dhankakale, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay howlgallo ballaaran oo ciidamada Itoobiya ay ku xoreynayaan magaalooyinka Khamisi, Batti iyo Kumbelsha, maalmaha soo socda, kuwaa oo hadda ay gacanta ku hayaan  maleeshiyaadka Jabhadda TPLF.

Previous Post

Taliska ciidanka xoogga dalka oo digniin adag u diray Askarta  waxyelleeyso Shacabka

Next Post

UN renews anti-piracy ships off Somalia for only 3 months

Next Post
UN renews anti-piracy ships off Somalia for only 3 months

UN renews anti-piracy ships off Somalia for only 3 months

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In