Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Jibuuti oo xiriirki u jartay Iiraan, yo Joordan oo u yeeratay Safiikii u joogay Tehran.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowlada Jibuuti oo xiriirki u jartay Iiraan, yo Joordan oo u yeeratay Safiikii u joogay Tehran.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Urdun ayaa u yeeratay Safiirkeedi u fadhiya Dalka Iiraan kadib rabshadii lagu gubay safaaradda sacuudiga ee dalka Iiraan, iyo fara gelinta dowladda iiraan ay ku heyso dowladaha carabta,

Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Jibuuti ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Royter  in dowlaadda Jibuuti ay u jartay xiriirikii diblomaasi Dowladda Iiraan iyada oo taageero walaalnimo u muujineysa Dowladda Sacuudiga oo safaaraddi ay ku laheyd dalka iiraan la gubay,

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dalalka baxreyn iyo Suudaan ayaa hore ugu jaray xiriirika dowaldda iiraan halka dowladaha imaaraadka iyo Kuweyd ay u yeerteen diblomaasiyiinti u joogay dalka iiraan.

Iiraan ayaa sheegtay in diblomaasiyiintii ka joogay dalka sacuudiga oo gaaraya 54 iyo carruurtoodi ay soo gaareen dalka iiraan kadib markii dowladda sacuudiga ku amartay in ay dalkooda ka baxaayn.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Ayaa si adag u canbaareysay Weerarkii lagu qaday Safaarada Dowlaldda Sacuudiga ee dalka iiraan iyo qunsuliyadda ku taala magaalada Mashhad

Dowlada iiraan ayaa waday waayahaan fara gelin qaawan oo ay ku hayso dowladaha carabta gaar ahaan dalka sacuudiga oo aan saaxibada iyo walaalaha nahay.. Waxaana la filayaa maaliniamda Axadda  in ururka  jaamacada carabtau uu ka yeesho xaaldaas shir gaar ah, Waxaana la filayaa in dalal cusub ay xiriirka u jari doonaan Dowladda iiraan.

Previous Post

Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga oo ka qayb qalay xeritaanka tartan loo qabtay ardayda City University.SAWIRRO

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wafdi la socda ayaa gaaray Dalka Suudaan-SAWIIRO.

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wafdi la socda ayaa gaaray Dalka Suudaan-SAWIIRO.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wafdi la socda ayaa gaaray Dalka Suudaan-SAWIIRO.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In