Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Kenya oo Qadeysa Xayiraadii Saarneyd Xawaaladaha Soomaalida

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowlada Kenya oo Qadeysa Xayiraadii Saarneyd Xawaaladaha Soomaalida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta soo saaray amar dib loogu furayo 13 xawaaladood oo ay dowladiisa xirtay labo bilood ka hor,ka dib markii lagu eedeeyay in ay lacag siiyaan kooxaha argagixisada.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada dalka Kenya ayaa madaxweyne Uhuru waxa uu ku amray Bangiga dhexe ee dalka in uu ku soo saaro sharciyo ilaalinayo qaabka ay u shaqeeyaan xawaaladaha.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Xawaaladaha xirnaa ayaa waxa ay kala ahayeen Dahabshiil Money Transfer Ltd, UAE Exchange Money Transfer Ltd, Kendy Money Transfer, Amal Express, Tawakal Money Transfer, Kaah Express. Jubba Express, Iftiin Express, Hodan Global, Amana Money Transfer, Bakaal Express, Continental Money Transfer iyo Flex Money Transfer.

Madaxweyne Uhuru ayaa sheegay in goโ€™aankan dib loogu furayo xawaaladaha uu qaatay ka dib markii warbixin laga siiyay horumarka laga sameeyay baaritaanka socda ee ku aadan dhaqalaaha la siiyo argagixisada iyo in uu helay codsi ah in xayiraada laga qaado xawaaladaha.

Madaxweyne Uhuru ayaa sheegay in aysan cabsi galin doono waxyaabaha ay sameeynayaan kooxda Al-shabaab.

Hadalka ka soo baxay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ee ah in la qaadayo xayiraadihii saarnaa xawaaladaha soomaalida ayaa waxaa soo dhaweeyay ururka ay ku mideysanyihiin xawaaladaha Soomaalida iyo xiriirka xawaaladaha dalka Kenya (KFRA).

โ€œWaan ku faraxsanahay talaabada uu qaaday madaxweynaha iyo dowlada Kenya,taasi oo noo ogolaaneysa in aan sii wadno howlaheena,Waan u hamuun qabnaa in aan dib u bilowno howlaheenii oo aan lacagaha u kala gudbino dalka gudaha dalka joogo iyo qurba-joogta ,โ€ Ayuu yiri Madaxa KFRA Anthony Wachira.

โ€œWaxaan diyaar u nahay in aan dowlada kala shaqeyno xoojinta sharciyo ilaalinayo howlaheena.Waxaan sidoo kale diyaar u nahay in dowr muuqada ka ciyaarno kor u qaadista dhaqaalaha dalka,Waligeen ma maal galin mana maal galin doono aragaxiso ama danbiโ€ Ayuu sii raaciyay Madaxa KFRA Anthony Wachira.

Xawaadaha Soomaalida ee dalka Kenya ayaa la xiray 9-kii bishii April,ka dib markii ay kooxda Al-shabaab weerareen Jaamacada Garissa,taasioo ay ku dileen 148-qof oo u badnaa ardadii wax ka baraneysay Jaamacadda.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Next Post
Isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In