Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Mareykanka oo Diyaarado ugu deegday Dalka Kenya.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereyso dhanka tayaynta waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay Qortay Waregyska Wararka daily nation, Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday Dowladda Kenya 6 Diyaaradood oo Helicopter ah oo loogu tala galay howllgalka ka dhanka ah Maleeshiyada Al Shabaab.

Labo ka mid ah Diyaaradaasi sida tooska ah u kaca ayaa warbixinta lagu sheegay in ay la wareegeyso bisha May ee sanadka cusub  2017.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhiga Kenya oo soo xigatay Wargeyska  ayaa sheegay in Diyaaradahaan ay door ka ciyaari doonaan howllgalada Ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaalida ay kula dagaalamayaan Al Shabaab iyo xoojinta awooda Ciidamada qalabka sida ee Kenya.

.Deeqda Diyaaradahaan oo lagu qiyaasay 100 Milyan oo Dollarka Mareykanka ayaa qeyb ka ah kaalmada Mareykanka ee hadafkeedu ay tyahay xoojinta ammniga gobolka.

Safiirka Mareykanka ee Kenya ayaa sheegay in deeqda Kenya ay ka dhigan tahay  tii ugu weyneyd ee Mareykanka siiyo Dal ka tirsan Koofurta Saxaraha Afrika.

Diyaaradahaan ayaa sidoo kale ka sakoow dagaalka loo isticmaali doonaa howllgalada baaritaanada iyo badbadbaada marka loo baahdo.

Ciidamada Kenya ayaa qeyb ka ah AMISOM iyaga oo taageero siinaya Ciidamada Dowladda oo dagaal kula jirta Al Shabaab.

Previous Post

Maalinta Naafada Aduunka oo laga xusay Muqdisho +Sawirro

Next Post

Ciidamada Maamulka Putland oo Qarka u saaran in ay la wareegaan Magaalada Qandala.

Next Post
Ciidamada Maamulka Putland oo Qarka u saaran in ay la wareegaan Magaalada Qandala.

Ciidamada Maamulka Putland oo Qarka u saaran in ay la wareegaan Magaalada Qandala.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In