Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Mareykanka oo Soo Dhaweysay Ansaxinta Wasiirada Cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dowlada Mareykanka oo Soo Dhaweysay Ansaxinta Wasiirada Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa soo dhaweeyey ansaxinta wasiiradda cusub ee dowladda federalka Soomaaliya.

“Dowladda Mareykanka ayaa waxay dhiri-galineysaa talaabadda ay qadeen dhamaanba qeybaha kala duwan ee suurta galiyey in laga gudbo siyaasadii cakirneed, lana dhiiso xukuumad shaqeyneysa. Waxaan ku boorinayaa dhammaan dhinacayadda kala duwan in ay si wada-jir ah u wada shaqeeyaan si horumar looga sameeyo dhinacyadda siyaasadda iyo amniga lana gaaro himilada 2016, ayuu yiri SRS McAnulty.”

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Dowladda Mareykanka waxaa ay garab taagantahay dowladda Soomaaliya, waxeyna la shaqeyn doontaa dhammaan wasiiradda cusub ee la ansixiyey, Raisul Wasaaraha, Madaxweynaha iyo hogaamiyaasha maamulada gobolada iyo kuwa soo socda si loo horumariyo amniga,dowlad wanaaga iyo weliba horumar dhaqaale oo ay ummadda Soomaaliyeed tanaadaan.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliyaha Hay”dda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .

Next Post
Taliyaha Hay”dda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .

Taliyaha Hay"dda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In