Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Xuddur ka horgelisay xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo Xuddur ka horgelisay xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhismahaan madaxtooyada cusub oo laga hirgeliyey magaallo madaxda gobolka bakool ee xuddur waa madaxtooyadii sedexaad ee maamulka koofur galbeed uu ku yeesho sedexda gobol uu ka arramiyo, waxana maal gelisey dowlada federaalka Soomaaliya oo ay ka go’an tahay dib udhiska dalka iyo daadejinta maamulka.

Magaalada xuddur oo ah caasimada gobolka bakool malahayn guri marti ama madaxtooyo booqashadii Ra’iisulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre xuddur ku yimid ayaa fursad unoqotay waana qeyb ka mid ah balanqaadkii Reysul wasaaraha oo la hirgeliyey.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Bulshada gobolkaย  bakool ayaa dhismahaan cusub ee madaxtooyada oo dowlada Soomaaliya hirgelisey u arka in ay fursad weyn utahay gobolka bakool wixi hada ka dambeeyana ay martagelin doonto kulamada caalamiga ah ee dalka ka dhaca.

Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa dhowaan xariga ka jaray xaruunta madaxtooyada intii uu boogashada ku joogay magaalada xuddur waxaana uu dowladda dhexe uga mahadceliyay doorkii ay ka qaadatay dib ushiska xaruntaan oo gobolka muhiimka u ah.

โ€œWaxaan uga mahadcelinaynaa doorka wanaagsan oo ay dowladda Soomaaliyeed ka qaatay dib udhiska xarumaha danta guud gaar ahaan guryaha martida sedexda gobo lee Koofur galbeed waana sidoo kale guul usoo hoyatay shacabweynaha koofur galbeed iyo fursad soo korortay.Ayu ku daray Madaxweyena (Lafta -Gareen).

Magaalada Xuddur waxay ku taalaa bartamaha gobolka bakool waxa hoostaga 5 degmo oo min 90km ujira waxayna xigtaa dhinaca xudduda Soomaaliya la leedahay dalka Itoobiya, waa magaalo martisoorka ku caambaxday hase yeeshee malahaeyn xarunta madaxtooyada oo martida lagu qaabilo, markay wafuud balaaran ay booqato, waxa lageyn jirey guryo gaar loo leeyahay, dowlada Soomaaliya ayaa caasimada gobolka bakool ka xaqab tirtay baahidii uqabay xarunta madaxtooyada.

Tags: Dowlada Soomaaliya oo Xuddur ka horgelisay xarunta Madaxtooyada Gobolka Bakool+Sawirro
Previous Post

Wasiirada Ciyaaraha iyo Warfaafinta oo maanta furay tartan lagu maamuusayo todobaadka xorriyadda +Sawirro

Next Post

Guddoomiyahah golaha shacabka oo oo ka tacsiyadeeyay geerida danjire Ciise Dheere

Next Post
Guddoomiyahah golaha shacabka oo oo ka tacsiyadeeyay geerida danjire Ciise Dheere

Guddoomiyahah golaha shacabka oo oo ka tacsiyadeeyay geerida danjire Ciise Dheere

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In