Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Somalia iyo Masar oo heshiis kala Saxiixday{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Somalia iyo Masar oo heshiis kala Saxiixday{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa asbuucaan booqasho rasmi ah ku joogay dalka Masar Wafdi balaaran oo ka kooban  Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Somaaliya,Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka badda,Wasiir kuxigeenka Wasaarada Beeraha iyo khubaro iyo lataliyaal ka tirsan wasaaradahaas,Wafdigan waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Masar,waxayna kulamo dhowr beri qaatay la yeesheen madaxda wadankaan gaar ahaan Wasiirka Beeraha Masar Dr.Salaax Hilaal,Waxay sidoo kale lakulmeen Lataliyaha Amniga Qaranka Dr.Faaisa Abu-najja.

Wafdiga ayaa gabagabadii kulamadooda waxay heshiis is-kaashi la saxiixdeen Wasiirka Beeraha,Xanaanada Xoolaha iyo Kaluuunka  Masar Dr.Saalax ,Heshiisyadaan ayaa qeexaya in la dhiirigaliyo ganacsatada labada dal inay maalgaliyaan mashaariic lawadaago ee khuseysa qaybaha waxsoosaarka ee xoolaha,Beeraha iyo Kaluunka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Waxaa kale heshiisku si cad u sheegayaa in Suuqyada Masar loo furo si buuxda oo toos ah Xoolaha iyo hilibka Xoolaha Soomaaliya iyadoo laraacayo nidaamka caafimaad iyo xanaanayn ee labada dal ku heshiiyeen.

Waxaa kale Dowlada Masar ay balan qaaday inay gacan ka gaysan doonto dhinacyada khibrada iyo aqoonta ee Beeraha,Xoolaha iy Kaluunka.

Waxa labada dhinac ay sidoo kale isla garteen in suuqyada labada dal la isku furo in la is dhaafsada badeecooyinka iyo waxsoosaarka iyo kheyraadka labada da.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid iyo Wasiirka Beeraha Masar Dr.Saalax Hilaal oo Shir wada jir ah ku qabtay goobta heshiisyadu ka dhaceen ayaa sheegay in heshiiskaani uu wadada u

Xaari doono iskaashi dhaqaale iyo ganacsi oo dhex mara labada dal.

Waxa xusid mudan Soomaaliya iyo Masar inay lahaayeen taariikh dheer ganacsi,waxa sidoo kale ay Masar  door weyn ku lahayn tacliinta Soomaaliya.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC08325 DSC08333 DSC08343 DSC08350

Previous Post

Madaxweynaha oo maanta xarigga ka jaray Cusbitaal Cusub{SAWIRRO}

Next Post

Gudoomiyaha baarlamaanka oo ka qaybgalay furitaanka baarlamaanka Uganda

Next Post
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade

Gudoomiyaha baarlamaanka oo ka qaybgalay furitaanka baarlamaanka Uganda

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In