Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Britain oo ciidanka XDS ugu deeqday $4.3 milyan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Britain oo ciidanka XDS ugu deeqday $4.3 milyan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo dhan $4.3-milyan oo ay siineyso ciidanka XDS.

Wasiiru dowlaha wasaaradda ciidanka qalabka sido ee Britain Penny Mordaunt ayaa deeqdan lacageed uga dhawaaqday magaalada Muqdisho oo ay shalay baaqatay, waxayna sheegtay in lacagtan oo la sii marin doono sanduuqa Qaramada Midoobey ee taageera ciidanka loo adeegsan doono sahayda cunnada, shidaalka iyo caafimaadka ee ciidanka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulan ay shalay Muqdisho kula yeelatay R/wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayey ka sheegtay in ay taageerayaan dadaalka dib u dhiska ciidanka xoogga dalka si ay aas-aas ugu noqdaan soo celinta amniga Soomaaliya.

Penny Mordaunt waxay intaas ku dartay in ay sii wadi doonaan taageeradooda ciidanka iyo qalabeyntaba si ay ugu guuleystaan dagaalka ay kula jiraan argagixisada Shabaab ee dhibaatada ba’an ku heysa ummadda Soomaaliyeed.

Wasiiru dowlaha ciidamada ee Britain ayaa intii ay Mqudisho joogtay waxay sidoo kale la kulmay wasiirrada Gaashaandhigga, Amniga, Taliyaha ciidanka XDS iyo Danjirayaasha Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo dib u dhis lagu sameynayo

Next Post

Taliyaha ciidanka booliska oo kormeeray garoonka Aadan Cadde oo ciidamo gaar ah la geeyay “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka booliska oo kormeeray garoonka Aadan Cadde oo ciidamo gaar ah la geeyay “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka booliska oo kormeeray garoonka Aadan Cadde oo ciidamo gaar ah la geeyay “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In