Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo shir uga furmaya Istanbul

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo shir uga furmaya Istanbul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu wadaa in uu ka furmo wadahadalada u dhexeysa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, kaasi oo looga hadli doono arrimo badan oo ku saabsan midnimada Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in wafuud ka kala socotay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Somaliland ay iminka ku suganyihiin dalka Turkiga, isla markaana shirka uu socon doono 3-4 cisho, lana filayo in la soo gabo gabeeyo 4-ta bishan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Safiirka ayaa tilmaamay in wadahadaladii hore la sii ambo qaadi doono, isla markaana la isla meel dhigi doono arrimo badan, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay inay shirka ka soo bixi doonaan.

Gabo gabada shirka ayaa la filaa in laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan go’aanada shirka ka soo baxa.

21-ka bishii December ee sanadkii tegay ee 2014 ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ay shir ku yeesheen dalka Jabuuti, kaasi oo ay isla meel dhigeen arrimo badan oo ku saabsan sidii loo wadi lahaa wadahadala labada dhinac u dhexeysa.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qaar ka mid ah dhaawacyadii Hotel Central oo caafimaad dibadda ah loo qaaday

Next Post
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfurgalbeed iyo Jubba oo caasimadda ku soo fool leh

Qaar ka mid ah dhaawacyadii Hotel Central oo caafimaad dibadda ah loo qaaday

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In