Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ciidamo u tababaraysa Dowladda Soomaliya”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ciidamo u tababaraysa Dowladda Soomaliya”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta  tababar  loo qaaday 43 askari oo ka mid ah kuwa ilaalada Madaxtooyada Qarnka kuwaasi oo ah Dufcadii afaraad ee lagu soo tababarayo dalkaasi  Imaaraadka Carabta.

Ciidamadaan maanta loo qaaday dalkaasi Isu taga Imaaradka Carabta  ayaa waxaa la soo bari doonaa Ilaalinta xafiisyada dowladda , Ilaalinta Wufuuda caalamka iyo Shaqsiyadka muhiimka ah ee Dowladda Soomaaliya, waxaana tababarkan uu socon doonaa muddo saddex  bilood.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Safiirka dowladda Isutaga  Maxamed Axmed Cusmaan Alxumaadi  ayaa sheegay inay haatan gacanta ku hayaan dhismaha xarumo Booliis sida Marka, Afgooye, Baydhabo iyo Jowhar kuwaasi oo dhawaan la soo gaba gabeyn doono.

“ Dufcadan Afaraad waa tii ugu dambaysay ee la soo barayo habka loo ilaaliyo xafiisyada dowladda ee muhiimka ah iyo masuuliyiinta sar sare , marka loo geeyo saddex dufcadood oo ka horeeyay kuwan waxay noqonaysaa  210 askari “ sida waxaa yiri Maxamed Axmed Cusmaan Alxumaadi  Safiirka Dowladda Imaaradka Carabta  ee Soomaaliya .

Dhinaca kale waxaa maanta dadka la qaada ku jiray Canab Sheekh Maxamed oo ah muwaadinad Soomaaliya haysatana dhalashada dalka Kanada oo ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii  Mar 27, 2015 ka dhacay hotel Makka Almukarrama  ee Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Dowladda Imaaradka carabta ayaa dowladda Federaalka  ah ee Soomaaliya  ka caawiya dhinacyada Tababarada iyo mashaariicda dib u dhiska dalka gaar ahaan wasaaradaha ,Isbitaalada Saldhigyada ciidamada iyo goobo kale oo muhiim ah.

IMG_6673 IMG_6686 IMG_6689 IMG_6718 IMG_6721 IMG_6745 IMG_6747 IMG_6763 IMG_6764

Previous Post

Midowga Afrika:Walaac Ayaan Ka Muujineynaa Xanibaadda Qaar Ka Mid ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya (Sawirro)

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha barlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha barlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha barlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In