Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Indonesia oo ku dhawaaqday in ay diyaarisay diyaaradu Suxuurta dadka u kiciya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Indonesia oo ku dhawaaqday in ay diyaarisay diyaaradu Suxuurta dadka u kiciya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida lagu baahiyay barta Twitterka ay ku leeyihiin taliska ciidamada Cirka Dalka Indonesia,waxaa ay ku dhawaaqday Indonesia in ay jirayaan diyaarado loogu talagalay in dadka sooman ay ka caawiyaan in suxuurta ay u soo kiciyaan dadka.

Taliska Ciiddamadda cirka ee dalkaasi Indoneesiya ayaa ku dhawaaqay inay ka qayb qaadan doonaan dhaqanka soo jireenka ahaa ee dalkaasi ka jiray,kaasi oo ah in dadka suxuurta loo kicinayo bisha barakeysan ee Ramadan inta lagu guda jiro.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Sidoo kale Ciidanka Cirka dalkaasi ayaa xusay in tebabarka diyaaradaha dagaalka lagu sameyn doono magaaloyiin dhowr ah oo ku yaala jasiirada Java,sida Surabaya oo ku taala Java-da bari, Surakarta, Klaten iyo Sragen oo iyaguna ku yaala bartamaha Java iyo sidoo kale Yogyakarta,si loogu faaideeyo dadka saaimiinta ah,waxaana ay sheegeen

Col. Sus M. Yuris oo isaga ah Afhayeenka ciiddamada Cirka ee dalkaasi Indonesia, ayaa sheegay in howlgalkan uu san ahayn oo keli ah in dhaqankii la ilaaliyo balse in la xaqiijiyo in ciiddamada cirka aysan sameyn wax tababar ah bisha Ramadan.

Qorshaha ayaa lagu sheegay in diyaarado jawi hoose ku duulaya ay qabsadaan hawada dalkasi,waqtiyada suxuurta,si dadka sooman looga caawiyo in ay fursad u helaan waqtiga suxuurta oo ah mid muhiimad gaar ah u leh saaimiinta.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo faahfaahisay imtixaanka maanta loo fariisanayo

Next Post

Ra’iisul Wasasre ku-xigeenka Dalka oo furay imtixaanka Shahaadiga ah

Next Post
Ra’iisul Wasasre ku-xigeenka Dalka oo furay imtixaanka Shahaadiga ah

Ra'iisul Wasasre ku-xigeenka Dalka oo furay imtixaanka Shahaadiga ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In