Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Jarmalka oo abaal marinta sanadka 2014 u garatay Elman Peace and Human Rights (Daawo Sawirrada)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimay Ayna Ka Soo Qeyb Galeen Madax Ka Socotay Xukuumada Jarmalka,Xildhibaanada Jarmalka, Siyaasiin, Ururo, Ganacsato Iyo Urur Ay Ku Mideysan Yihiin Dhakhaatiirta Jarmalka, Sidoo Kale Waxaa Ka Soo Qeyb Galay Ururada Samafalayaasha Ee Ka Hawl Gala Dalka Jarmalka.

Dhinaca Soomaaliya Waxaa Ka Yimid o Xaflada Marti Sharaf Loogu Casuumay Fartuun Cabdisalaan Adan oo Ahayd Xaaskii uu Ka Geeriyooday Elman oo Ahaa Nin Ay Soomaali Badan Ku Xusuustaan In uu Wax Weyn u Qabtay Caruurta Soomaaliyeed Ee Derbi Jiifka Iyo Kuwii Ku Biiray Dagaalada Sokeeye, Wuxuna u Furay Dugsiyo Wax Lagu Baro Caruurtaas Waxyna Soomali Intooda Badan Iyo Kuwa Ku Nool Muqdisho Ku Xusuustaan Erygii uu Ka Tagay Marxuum Elman Ee Ahaa QAATA QALINKA TUURA QORIGA.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Dhinaca Maaweelinta Waxaa Hees Soo Jiidatay Madaxdii Iyo Dadweynihii Ka Soo Qeyb Galay Xaflada Ka Qaaday Fanaanka Cabdi Baadil oo Halkaas Ka Qaday Hees Loogu Tala Galay Elman.

Dhinaca Somalida Waxa Xaflada Lagu Casuumay Gudoomiyaha Jaaliyada Somali Diaspora Asli Axmed Maxamuud oo Ku Hadleysay Magaca Somaalida Ku Nool Dalka Jarmalka.

Waxaa Kaloo Xaflada Lagu Soo Bandhigay Filimo Iyo Sawiro Ka Turjumayay Waxa Qabadka Xarunta Elman,Qudbad Ay Halkaasi Luqada Ingiriiska Ku Aqrineysay Fartuun Cabdisalaan Ayaa Intii Badneyd Dadkii Ka Soo Qeyb Galay Ka Ilmeysiisay, Ugu Danbeyn Madaxa Xarunta Xisbiga SPD Kurt Waxa uu Halkaasi Ku Gudoonsiiyay Abaal Marinta Sanadka 2014 Ee Dowlada Jarmalka Ugu Talagashay Elman Xaaskiisa Fartuun Cabdisalaan Adan,Xafalaad oo Ku Soo Dhamaatay Jawi Aad u Wanaagsan.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (5) unnamed

Previous Post

Tababar lagu baranayay maamul wanaagga oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo furtay Aqoon isweydaarsi looga hadlaayo kheyraadka dalka

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo furtay Aqoon isweydaarsi looga hadlaayo kheyraadka dalka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In