Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Jarmalka oo Itoobiya ugu deeqday diyaarad aan duuliye lahayn

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Jarmalka oo Itoobiya ugu deeqday diyaarad aan duuliye lahayn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Jarmalka ayaa Wasaaradda Beeraha ee Itoobiya ugu deeqay diyaarad ah nooca aan duuliyaha laheyn oo casri ah, si ay ugala dagaalanto Ayaxa faraha badan ee ku habsaday bariga dalka Itoobiya

Safiirka Jarmalka ee Adis Ababa ayaa diyaaradan ku wareejiyay Wasiirka Beeraha ee Itoobiya Oumer Hussein.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Diyaaradda ayaa loo adeegsan doonaa in lagu buufiyo Ayax lixaad leh oo ku degay gobolada Cafarta iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya

Ayaxa ayaa diiranaya baadka xoolaha iyo sidoo kale dhulka beeraha.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in guud ahaan Gobalka geeska Afrika oo dalkeena Soomaaliya uu ku jiro uu wajahayo halis weyn oo dhanka Ayaxa ah

Ayaxan ayaa la sheegay in uu ka yimi dhanka dalka Yemen, waxaana la saadaalinayaa Ayax kale oo hor leh in uu soo gaaro gobolka Geeska Afrika.

W/D: Maxamed Maxamuud Dhoore (London)

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ku Dilay Madaxii Jabhada Nabadiidka Al-Shabaab ee Gobolka Shabellada Hoose

Next Post

Wasaaradda Amniga Galmudug oo war qoraal ah ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Gobolka Mudug

Next Post
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka tacsiyeysay gumaadkii shalay ka dhacay isgoska Zoope malagada Muqdisho

Wasaaradda Amniga Galmudug oo war qoraal ah ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Gobolka Mudug

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In