Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Kenya oo bilowday dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Kenya oo bilowday dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee gobalka waqooyi Bari Kenya.

Qaxooti gaaraya 180 oo ah dufcaddii ugu horeeysay ayeey dowladda Kenya gaadiid ku daabushay iyadoo geysay magaalada Dhoobley.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Hey’adda UNHCR ayaa la sheegay in qaxootiga la soo gaarsiiyay Dhoobleey ay u diyaarisay gaadiid halkaasi ka sii qaada geeyana meela ay dalbadaan in la geeyo.

Maxamuud Saalax oo ah xiriiriyaha gobalka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegay in markii ugu horreysay ay dowladda Kenya bilowday in qaxootigaasi ay ku soo celiso dalkooda Somalia, isagoo intaa ku daray in qaxootigaasi ay si iskood ah u go’aansadeen in ay dib ugu laabtaan dalkooda.

UNHCR ayaa sheegtay in qaxootiga ku soo laabanaya dalkooda Soomaaliya ay siineyso lacag sahay ah oo ku tagayaan dalkooda.

Dowladaha Kenya, ayaa hore u sheegtay in labada bishan oo ku beegneyd shalay ay bilaabeyso dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerooyinka Dhadhaab, waxaana muuqata in Kenya ay ka dhabeysay go’aankeedi ahaa iney dalkooda ku celineyso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab.

Previous Post

Ciidamada NISA oo xalay qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay “Dhageyso+Sawirro”

Next Post

Ciidamada Jabuuti oo deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan+Sawirro

Next Post
Ciidamada Jabuuti oo deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan+Sawirro

Ciidamada Jabuuti oo deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan+Sawirro

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In