Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Kenya oo lacag dul dhigtay horjooge ajnabi ah oo katirsan Al_Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Kenya oo lacag dul dhigtay horjooge ajnabi ah oo katirsan Al_Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aduun gaaraya ilaa 100,000 U$ boqol kun oo dollar ay ku raadinayso horjooge katirsan kooxda Al_Shabaab oo u dhashay dalka
Jermeney kaasi oo ka qeyb qaatay weeraro ka dhacay dalka Kenya.

Hay,adaha amaanka dalka Kenya ayaa soo saaray war saxaafadeed ay ku
sheegayaan in ay baadi goob ugu jiraan ninkani oo lagu magacaab Andreas
Martin Muller Kasi oo lagu eedeeyay in uu qeyb ka ahaa dadkii abaabulay
weeraro lagu qaaday jasiirada Laamu ee dalka Kenya.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Ilaa 11 ruux oo katirsan kooxda Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay ku
geeriyootay tiro kamid ah ciidamada Kenyana ay wehliyaan kadib iska hor
imaad halkaasi ku dhexmaray labada dhinac.
Sidoo kale dowladda Kenya ayaa sheegtay in weerarkaasi uu qeyb ka ahaa
nin dhalashadiisu ay tahay Biritan mudooyinkii ugu dambeeyay daka Kenya waxaa ka dhacay dhowr weerar oo ay geysteen kooxda Al- Shabaab.

Kooxda Shabaab ayaa weerar ay ku qaaden jaamacad ku taala magaalada
gaarisa ee dalka Kenya waxay ku dileen ilaa 148 ruux oo shacab ah
wixii xiligaasi ka dambeeyeey waxaa sii kordhayay howlgalada lagu
baacsanayo maleeshiyadaasi.

Previous Post

Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya oo Bulshadda Soomaalida ugu Hambalyeeyey Bilowga Bisha Ramadaan 

Next Post

Madaxweynaha oo booqday goobaha lagu qaadayo imtixaanaadka shahaadiga ah

Next Post
Madaxweynaha oo booqday goobaha lagu qaadayo imtixaanaadka shahaadiga ah

Madaxweynaha oo booqday goobaha lagu qaadayo imtixaanaadka shahaadiga ah

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In