Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Koofur Afrika Oo Sheegtay In laga Hortagayo Boobka lagu Hayo Gacasatada Soomaaliyeed (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dowladda Koofur Afrika Oo Sheegtay In laga Hortagayo Boobka lagu Hayo Gacasatada Soomaaliyeed (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay arimaha amaanka Dalka koonfur africa Oo ay Qeyb ka Ahayen Soomaalida ku nool dalkaasi ayaa lagu qabtay magaalada cape town ee Gobolka western cape waxaana ka soo qeyb galay    wasiir ku xigeenka  Amniga qaranka Dalka koonfur Africa,

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka soo qeyb galay taliyayaasha  ciidmada gobolka western cape  ganacsato soomliyeed iyo qeybaha kala duwan  ee bulshada,

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiir ku xigeenka amniga qaran ayaa si quto dheer uga hadashay xaalada amaan ee dalka iyadoo ku boorisay ciidamada dalka koonfur africa in ay wax ka qabtaan   weerarka boobka,dhaca iyo dilka loo geysanayo   dadka aan u dhalan dalka oo ay ka midka yihiin soomalida,

Haweeneydani wasiir ku xigeenka ah ayaa xustay in dadka ajaaniiibta ah ee ku sugan dalka ay faa iidooyin badan oo dhanka gancsiga ah  ku soo kordhiyeen dalka koonfur afrika  loona baahanyahay in ay helaan amaan booxa.

soomaalidii ka qeyb gashay kulanka ayaa dhankooda u gudbiyay wasiiradda cabashadooda  taas oo ku aadaneyd amaanka,oo maal mihii ugu danbeeyay ahaa mid sii xumaanayay waxa ayna balan qaaday in amaanka wax weyn laga qaban doono, ayadoo sheegtay dadka ku nool dalka ay yihiin dad dhiig wadaag ah.

aa aa_002 aa_003 aa_004

Sawir Qaade:C.laahi Ibraahim Dasar

Previous Post

Marwo Khadar Bashir Cali Oo Maanta Kormeertay Qaar Kamid Ah Iskuulada Muqdisho (Sawirro)

Next Post

Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha oo ka socota magaalada Cadaado

Next Post
Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha oo ka socota magaalada Cadaado

Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha oo ka socota magaalada Cadaado

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In