Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Koofur Sudaan Oo Ammaantay Doorka Ganacsatada Soomaaliyeed ay Ka Qateen Dhaqaalaha Dalkaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Koofur Sudaan Oo Ammaantay Doorka Ganacsatada Soomaaliyeed ay Ka Qateen Dhaqaalaha Dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaddib kulan ay wada yeeshay wasiirka Arrimaha dibadda iyo xariirka Caalamiga ah ee Wadanka Koofur Sudan Dr Barnaba Marial Benjamin  iyo Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee wadankaas ayaa si aad ah loo ammanay doorka wanaagsan ay ganacsatada Soomaaliyeed ka qaateen horumarka dhaqaalaha dalkaas.

Kulanka ayaa waxaa dhanka Soomaaliya u matalayay Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee wadanka koofur Sudan Mudane Maxamed Cismaan Maxamed iyo Xog-hayaha Koowaad ee Safaaradda Mudane Shaafici Nuur Faarax,  Waxaana intii uu kulanku Socday la is la meel dhigay in la xoojiyo xariirka labada dal iyo in la gacansiiyo Gancasatada Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Markii uu kulan soo gab-gaboobay ayaa Saxaafadda  waxaa la hadlay wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Xariirka Caalamiga ah ee wadanka Koofur Sudan Dr Barnaba Marial Benjamin isagoo sheegay in dowladda iyo Shacabka  Koofur Sudan kallsooni weyn ku qabaan ganacasatada Soomaaliyeed ayna ka taageeri doonaan waxii ay xagga dowladda ugu soo baahdaan.

Dalka Koofur Sudaan ayaa waxaa ku nool gacansato Aad u farabadan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo Kaalinta Koowaad kaga jira maalgashiga wadankaasi .

Previous Post

In ka badan 20 qof oo maanta ku dhimatay shil tareen oo ka dhacay dalka India

Next Post

Baarlamaanka oo ka dooday jihaynta Siyaasadda dalka 2016ka

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamaanka oo ka dooday jihaynta Siyaasadda dalka 2016ka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In