Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Nigeria oo qabatay horjoogaha koox xiriir la leh Al-qaacidda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Nigeria oo qabatay horjoogaha koox xiriir la leh Al-qaacidda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Nayjeriya ayaa sheegay iney qabatay hogaamiyaha kooxda mintidiinta ah ee Ansaaru oo xiriir la leh ururka Al Qaacidda.

Afhayeenka milateriga dalka Nigeriya ayaa xaqiijiyay  in horjoogaha kooxdaasi Ansaaru Khalid Al Barnawi ay ciidanku ku qabteen howlgal ay ka fuliyeen gobolka Kogi ee dhaca bartamaha dalkaasi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Wuxuu intaasi sii raaciyay afhayeenka meleteriga dalkaasi Nijeriya in horjoogahan ay ku hayaan xabsi gaar ah islamarkaana dhawaan sharciga la horgeyn doono.

Dowladda Maraykanka ayaa ninkaas madaxiisa dul dhigtay 5 Malyan oo Doollar.

Kooxda Ansaru ayaa ka go’day ururka Boko xaraam oo falal argagixiso ka fulisa dalkaasi iyo wadamada jaarka la ah, Waxaana lagu yaqaannaa afduubka ajaanibta, ayadoo lagu eedeeyey dilka tiro dad ah oo reer galbeed ah.

Kooxda uu hogaamiyo horjogahan la qabtay ee Ansaru waxay hore u sheegatay  weerar lagu qaaday xabsi aad loo ilaaliyo oo ku yaalla caasimadda Nayjeeriya ee Abuja 2012, ayagoo oodda ka qaaday tiro maxaabiis ah.

Previous Post

Madaxweynaha: “Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxay naftooda u hureen dib u dhiska iyo nabadda Soomaaliya’’+Sawirro

Next Post

Golaha Guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo soo magacaabay guddi Cusub “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo soo magacaabay guddi Cusub “SAWIRRO”

Golaha Guurtida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo soo magacaabay guddi Cusub "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In