Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo dib dalka ugu soo celineyso muwaadiniin ku xaniban dalalka Baksitaan,Imaaraadka iyo Turkiga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo dib dalka ugu soo celineyso muwaadiniin ku xaniban dalalka Baksitaan,Imaaraadka iyo Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya ayaa ku howlan sidii dalkooda dib loogu soo celin lahaa muwaadiniin ku xanibay  dalalka Barkistaan ,Imaaradka iyo Turkiga tan markii uu bilaawday cudurka safmarka ah ee afeeyay caalamka covid-19 kaasi oo sababay in  hakad lageliyo dhammaan  isku socodkii dunida.

Muwaadiniinta ayaana isugu jira arday,ganacsatada iyo kuwa kale ee caafimaadka uu aaday dalka dibaddiisa waxaana dowladda ay sheegtay in dalka dib loogu soo celiyo iyadoo laga taxa dirayo qatarta iyo faafitaanka cudurka Covid-19.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya danjire Maxamed Cali Nuur oo ka hadlayay muwaadiniin soomaaliyeed oo shalay  laga keenay wadanka Kenya in si la mid ah la keeno doono kuwa kale oo ku xaniban qaar ka mid ah wadamada Caalamka oo ay ugu horeeyaan dalalka Bakistaan,Imaaraadka iyo Turkiga.

“Waxaan keeni doonoo muwaadiniin kale oo ku xaniban dalalka Bakistaan.Imaaraadka iyo Turkiga waxaana Dowladda Soomaaliyeed ay shaqeyneysaa bad-qabdka guud ahaan shacab weynaha Soomaaliyeed iyagoo laga taxadirayo cudurka safmarka ah ee Caalamka aafeeyay ee Covid-19”Ayuu yiri Danjire Maxamed Cali Nuur Xoghayaha joogtada ee wasaradda arrimaha dibadda.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay 114 muwaadiniin Soomaaliyeed ka soo daad-gureeysay wadanka Kenya oo ay in muddo ah ku xayirnaayeen sidoo kale dhawaan ayay aheyd markaa ay si la mid wadan turkiga ka keentay ku dhawaad 100 muwaadiniin ah oo iyane ku xayirnaa wadanka Turkiga.

Tags: Dowladda oo dib dalka ugu soo celineyso muwaadiniin ku xaniban dalalka BaksitaanImaaraadka iyo Turkiga
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo bilaawday soo daad-gureynta muwaadiniinta ku xaniban dalalka caalamka+Sawirro

Next Post

Soomaaliya oo Qatar kala wareegtay agab loogu talagalay ka hortaga covid-19+sawirro

Next Post
Soomaaliya oo Qatar kala wareegtay agab loogu talagalay ka hortaga covid-19+sawirro

Soomaaliya oo Qatar kala wareegtay agab loogu talagalay ka hortaga covid-19+sawirro

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In