Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo muwaadiniin ku xanibnaa sacuudiga ka soo daad gureeysay+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo muwaadiniin ku xanibnaa sacuudiga ka soo daad gureeysay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradda Daallo ayaa maanta markii shanaad keentay muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada Sacuudi Cariba kuwaa oo ka koobnaa 15 Haween ,6 caruur iyo sidoo kale 54 rag waxaana ay dhammaan ubadnaayeen dad dhalinyaro ah taasi oo tirada maanta la keenay ka dhigtay  75 ruux halka sidoo kale ay la soceen 50 muwaadin oo aanan aheyd dad tarxiil ah marka laysku geeyo guud ahaan waana 125 ruux.

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabeysay cabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka dibaddiisa ayaa waxa ay dalalka Turkiga,Kenya,iyo Sacuudiga ka keentay muwaadiniin ku xanibnaa  waxaana ay ka dambeysay ka dib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdullaahi farmaajo uu amray in guud ahaan dadka ku xayiran wadamada caalamka dalka dib loogu soo celiyo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Tan iyo markii uu cudurka safmarka ee Covid-19 oo dunida ku faafay waxaa hakad galay dhammaan isku socodka dunida waxaana ilaa iyo hada ay tirada muwaadiniinta ay dowladda dalka keentay ay gaartay 581.

Tags: Dowladda oo muwaadiniin ku xanibnaa sacuudiga ka soo daad gureysay+sawirro
Previous Post

Shirka Gobolka Banaadir oo ciidamada Amniga looga mahadceliyay amaanka Caasimada +sawirro

Next Post

Shirka isku xirka Laamaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo looga hadlay qodobo dhowr ah

Next Post
Shirka isku xirka Laamaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo looga hadlay qodobo dhowr ah

Shirka isku xirka Laamaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo looga hadlay qodobo dhowr ah

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In