Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Magaalooyin Kamid Ah Gobalka Gedo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawo Gaarsiisay Magaalooyin Kamid Ah Gobalka Gedo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socota Xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay Baardheere, Garbahaarrey, Doolow, Luuq iyo Beled Xaawo, si sare loogu qaado awoodda la tacaalidda xanuunka COVID-19.

Qalabka caafimaad ee lagu wareejiyay Baardheere, Garbahaarrey, Doolow, Luuq iyo Beled Xaawo waxaa kamid ah dharka ay xirtaan howl-wadennada ka howl gala xarumaha lagu daweeyo bukaannada uu soo rito COVID-19.

Related posts

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

February 15, 2026

Mas’uuliyiinta magaalooyinka la geeyay qalabka caafimaad ayaa ka mahad celisay dawada iyo qalabka caafimaad ee dowladda Federaalku ku wareejiyay.

Howl-wadeennada farsamo ee Baardheere, Garbahaarrey, Doolow, Luuq iyo Beled Xaawo  geeyay taageerada Xukuumaddu ku xoojineysay awoodda ay u leeyihiin xakameynta Feyruska Karoona ayaa sidoo kale socdaalkoodu salka ku hayay inay Qiimeyn ku sameeyaan xaaladda guud iyo xarumaha loo qorsheeyay in dadka lagula tacaalo, si loo ogaado baahida jirta, looguna qorsheeyo taageerada dheeraadka ah ee ay u baahanyihiin.

Previous Post

Madax kala duwan oo ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay tartamayaashii Buurhakaba ee ku guuleystay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Doorashada “SAWIRRO”

Next Post
Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Doorashada “SAWIRRO”

Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Doorashada “SAWIRRO”

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO():-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashadii Qof iyo Codka ee ka dhacday...

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KOONFUR AFRIKA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah beeraha degmada Afgooye

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah beeraha degmada Afgooye

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(AFGOOYE):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In