Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo shacabka u abaabulaysa arrimaha horutabinta u leh Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo shacabka u abaabulaysa arrimaha horutabinta u leh Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha Ra’iisal Wasaarada, ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac oo guddoomiyey shir ku saabsan xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya dowladda FS iyo bulshada Soomaaliyeed, kaas oo ay ka qaybgaleen hay’adaha kala duwan ee dowladda qaarkood.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in shirka diiradda lagu saaray sidii bulshada Soomaaliyeed loogu abaabuli lahaa arrimaha horutabinta u leh Qaranka, sida difaaca dalka, la dagaallanka xagjirka iyo arrimaha Dastuurka

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxa uu xusay in waqtigan xasaasiga ah oo Ethiopia ay damacday dhulkeena in loo baahanyahay wacyiga bulshada in sare loo qaado, si ay u ilaashadaan dhulkooda, sidoo kalena la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah argagixsada oo wali dalka qaybo ka mid ah ka socda, horumar wanaagsana laga sameeyey.

Wasiir Al-cadaala ayaa xusay in sidoo kale dowladdu ay doonayso inay shacabka siiso fursad ay uga aragti dhiibtaan dhammaystirka Dastuurka oo haatan ay ka doodayaan Baarlamanka dalku, kaas oo ahmiyad weyn u leh Qaranka.

Previous Post

Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo ka hadlay Mabaa’iida Guud ee dib u eegista Dastuurka KMG ee dalka

Next Post

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay Xildhibaannada & Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

Next Post
Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay Xildhibaannada & Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay Xildhibaannada & Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Awdal

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In