Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo xustay in ay ogoshahay banaanbax nabadeed oo ay ammaankiisa sugeyso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda oo xustay in ay ogoshahay banaanbax nabadeed oo ay ammaankiisa sugeyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mar walba diyaar u tahay in gobolka Banaadir lagu qabto banaanbax nabadeed oo dowladdu amnigiisa sugeyso.

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jarโ€™aaid ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafunta ayaa Midowga musharixiinta uga mahadceliyay go’aanka ay ka qaateen ee ahaa in banaanbixi berri lagu waday lagu qabto Muqdisho ay baajiyaan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Wasiirka Amniga ayaa xusay in dowladda ay tanaasul badan u sameysay mucaaradka oo ah in iyada oo lagu guda jiro xaalado amni iyo caafimaad ay ogolaatay in la qabto banaan baxa, isagoo xusay in qodobka kaliya ee la isku mari waayay ay ahayd inay ku adkesteen sugidda amniga goobaha banaan baxa, taasi oo aysan dowladdu ogolaan doonin markasta, maadama dowladdu ay masโ€™uul ka tahay xaqiijinta Nabadgelyada.

โ€œDowladda waxa ay murashixiinta u soo jeedisay in dibad baxa lagu qabto garoonka Eng, Yariisow oo ah goob amaankeeda la sugi karo, lana xakameyn karo dadka isu soo baxa ka qeyb galaya, waxaana jrtay in Mucaaradku ay ku adkeysteen fagaaraha daljirka Dahsoon, taasina dowladda waa u tanaasushay, laakiin waxaa la isla fahmi waayay sugidda amniga oo ay ku adkeysteen inay iyaga sugayaan ilaa iyo saddex boqol mitir oo isku wareeg ah, taasi dowladda waa ay ku adkaatay, waayo goob dad kala duwan la isugu keenayo amni sugiddeeda waxaa masโ€™uuliyad ka saaranyahay dowladdaโ€ ayuu yiri Wasiirka Amniga.

Mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa daboolka ka qaaday in dowladda ay ogoshahay qabashada banaanbax nabadeed oo ay ammaankiisa sugeyso, balse ma ogolaan doonto in dibad bax aan dowladda ammaankiisa sugeynin lagu qabto Muqdisho.

Wasiirka ayaa ku baaqay in si guud looga wada qeyb qaato u gurmashada dadka uu soo rito xanuunka COVID-19, oo uu sheegay inay baahi wey u qabaan helidda neegsiiye (oxygen)

Mudane Xasan Xundubey Jimcaale Wasiirka amiga gudaha mar uu ka jawaabayay suโ€™aal ahayd ciidamada ku sugan taalada Daljirka ayuu Wasiirku ku sheegay inay sugayeen ammaanka goobta lagu balansanaa in lagu qabto banaan baxa, taasina ay tahay masโ€™uuliyad ka saaran dowladda.

Midowga Musaraxiinta ayaa gelinkii dambe ee maanta ku dhawaaqay in ay baajiyeen banaanbaxii loo balansanaa maalinta berito ah oo Sabti ku beegan.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay abaaraha Ka jirta Dalka+Sawirro

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo shir muhim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In