Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo shir muhim ah aaladda fogaan aragga uga qeyb galay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa galabta ka qeybgalay shir aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen madaxda sare ee Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) kaas oo looga arrinsaday howlaha horumarinta Bangiga.

Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in uu Madaxda Bangiga kala hadlay arimo ay ka midyihiin sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen caawinta Abaaraha ka jira Soomaaliya.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

“Maanta waxa aan ka qeyb galay shirka 7aad ee aan caadiga aheyn ee Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) kaasoo ahaa hab Videoconference. Waxa aan ka doodnay Qorshayaasha iyo Shaqooyinka Bangiga xili dunidu si wadajir ah ugu jirto la dagaalanka Covid-19”.ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Wasiir Beyle ayaa yiri “AFDB oo ah saaxiib muhiim ah, waxa aan si gaar ah ugu gudbiyay dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya oo ay ka midyihiin Abaaraha iyo COVID-19”.

Previous Post

Dowladda oo xustay in ay ogoshahay banaanbax nabadeed oo ay ammaankiisa sugeyso

Next Post

Ciidamada ammaanka ee Puntland oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada ammaanka ee Puntland oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidamada ammaanka ee Puntland oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In