Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Shiinaha oo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ku wareejisay gargaar raashin

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladda Shiinaha oo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ku wareejisay gargaar raashin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Shiinaha ayaa  Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ku wareejisay 1,069 ton oo Gargaar Raashin ah, taas oo ay ugu talo galeen iney ku caawiyaan qoysaska Soomaaliyeed ee coladaha iyo abaaraha haysta.

Chen Wendi Qunsulka Shiinaha ee Soomaaliya waxa uu deeqdaan gargaraka ah ku wareejiyey guddoomiayaha Hey’adda maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane maxamuud macalim Abdulle ka dib munaabad maanta lagu qabtay Baqaarka keydka rashinka ee Hey’adda Maareynta masiibooyinka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Qunsulka Safaaradda  Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go,antahay cawintada meel walba oo ay jogaan shacabka soomaliyed ee iminka la daalaa dhacaya abaaraha iyo colaadaha.

Shixnadaan gargaar ee maanta Dowladda Shiinaha ku wareejisey  Hey’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa ahaa raashinka nuucyadiisa kala duwan, waxaana deeqdaan guddoomay Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, isagoo ka mahadceliyay sida Shiinaha u garab taaganyihiin shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Sirdoonka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka oo horjoogayaal Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay Gobalka Hiiraan

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Machadka tababarada Maareynta Dhaqaalaha oo shiray

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Machadka tababarada Maareynta Dhaqaalaha oo shiray

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Machadka tababarada Maareynta Dhaqaalaha oo shiray

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In