Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay ka jawaabto saameynta gurmadka fatahaadaha iyo roobabka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay ka jawaabto saameynta gurmadka fatahaadaha iyo roobabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddga gurmadka fatahaadaha iyo roobabka ayaa sii laba jibaaray dadaalka la doonayo in dadkaasi loogu gurmado,waxaana jira gar gaar noocyo kaladuwan isugu jira oo la geeyey goobaha ay dhibaatooyinku ay ka dheceen sida Hiiraan,Baay iyo Gedo.

Hadaba halkan ka akhriso warbixin uu soo saaray guddigaasi oo ku saabsan arrinta Baladweyne.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Warbixintii Beledweyn ee 5, 6 da Nofember

Waxa weli socda hawlihii gargaarka ee loogu tala galay dadkii ka barakacay fatahaada ka dhacday magaalada Beledweyn.

Waxaa manta soo gaaray magalada Beledweyn cunno iyo agab ka yimid Dawlad Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug iyagoo ka qayb qadanaaya gurmadka masiibada fatahadaha.

Sidoo kale, Wasiiradda Cafimaadka Fowsiya Abikar ayaa la kulantay saraakiil ka socota MSF ururka dhaqaatirta ee aan xuduudaha lahayn waxayna ka wada hadleen sida ay damacsan yahiin

in ay uga qeyb qataan gurmadka iyo waxyaabaha ay qorshaynayaan mustaqbalka. Wasiiradda Caafimaadka ayaa u mahadcelisay sarakiisha MSF ee xarun caafimaad ka furay goobta Ceel Jalle oo ka mid ah goobaha ay dadka qaar u barakaceen.

Waxaa si kordhaysa cabsida laga qabo in ay cudurro ka dilaacaan Beledweyn madaama ay weli biyo fadhiyaan guryahii iyo dariiqyadii ay biyaha ku fataheen.

Waxyaabaha la qeybiyey Maanta:

➢ Waxaa cunno loo qeybiyay 2,550 qoys.

➢ DRC waxay maanta qeybisay agab gaaraya 350 bundad oo ay u qaybisay qoysas

gaaraayo 350 oo ku sugnaa goobta Cell Jalle.

➢ Waxaa sidoo kale 410 qoys u qeybiyay agab guriyeed Hay’ada AVORD oo jaalka la ah

UNHCR.

➢ Waxaa kaloo la qeybiyay teendhoyin iyo maro kaneeco gaaraya 200 oo xabo.

➢ Waxaa biyo laga baxiyay Isbitaalka weyn ee magaalada si loogu shaqeeyo.

Waxyaabaha loo baahan yahay:

➢ Buufinta magaalada oo idil si loo xadido tirada kaneecada.

➢ Biyo dhaamin waxaa u baahan 20,930 qoys.

➢ 75% ceelasha magaaladu gudaheeda waxay u baahan yihiin dayactir.

➢ Waxaa loo baahan yahay ugu yaraan 100,000 oo marada kaneecada.

➢ Waxaa kale oo loo baahan yahay 15,300 oo kartoon oo cunada nafaqada ah.

Waxyaabaha Noo qabsoomay:

  • Waxaa si rasmi ah manta loo furay xafiiska isku dubaridka gargaaarka.
  • Waxaa wacyi gelin loo sameeyey dadka ka barakacay guryahooda si aysan deg deg ugu laban.
  • Guddiga farsamada waxay manta la shireen dhamaan wafdigii heer Federaal iyo heer Maamul Gobaleed iyo qar ka tirsan Xildhibannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Hiiraan si loo wada ansixiyo guddi ka kooban todobo qof oo mareeya lagacaha loogu yaboohay barakacayaasha.
Previous Post

Wadooyinka isku xira deegaanada Koonfur Galbeed oo lafurayo

Next Post

Baaritaan lagu soo qabtay oo xalay ciidanku sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha

Next Post
Ciidamo Boliis Ah Oo Afgooye Xaafada Ka Mid Ah Fariisimo Ka Sameystay

Baaritaan lagu soo qabtay oo xalay ciidanku sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In