Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Dawa Ah Kala Wareegay Boqortooyada Sacuudiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdani dawada ah ee Dowladda Soomaaliya ay kala wareegtay boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa loogu talo galay in lagu caawiyo dadka taagta daran ee ku dhaqan deegaannaddii dhawaan laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab.

Daawada oo eheyd mid badan ayaa laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo ay la socdeen muwaadiniin u dhashay boqortooyada Sacuudiga, waxaana daawadaasi oo ay la wareegtay Wasaaradda arrimaha gudaha ka hadlay xogahayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha Dr Ismaciil Jimcaale Calasow, isagoo mahadceliyay deeqadaasi ay soo gaarsiisay Dowladda Sacuudiga.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Suleymaan bin Axmed Shareeca oo horkacayay wafdiga dowladda Sacuuudiga ay u wakiilatay deeqdaasi dawada ah ayaa la gaarsiin doonaa xaruumaha caafimaadka ee dadka loogu adeego Si wax Loogu qabto shacabka soomaaliyeed, sidoo kale suleymaan ayaa shegay in shacabka iyo dowladda Sacuudiga ay diyaar u yahiin in ay garab istaagan walaalahooda Soomaaliyeed.

Dhawaan ayay ahayd markii ay deeq daawa ah oo noocaan oo kale ah ay boqortooyada Sacuudiga ay soo gaarsiisay dalka kuwaa oo ka faa’ideystay shacabka Soomaliyeed oo dowladda Soomaaliyeed gaarsiisay.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Ka Qeybgalayaasha Shirkii Ka Socday Rwanda Oo Booqanaya Meelaha Taariikhiga Ah Ee Dalkaasi

Next Post
Ka Qeybgalayaasha Shirkii Ka Socday Rwanda Oo Booqanaya Meelaha Taariikhiga Ah Ee Dalkaasi

Ka Qeybgalayaasha Shirkii Ka Socday Rwanda Oo Booqanaya Meelaha Taariikhiga Ah Ee Dalkaasi

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In