Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir, ayaa sheegay in Dowladdu ay is-beddel weyn ka samaysay Sanadkan arrimaha Xajka.

Wasiirka ayaa u mahad celiyay madaxda Dalka ugu sarreysa oo uu sheegay in ay dedaallo fara badan ku bixiyeen in Xujeyda Soomaaliyeed loo fidiyo tasiilaad aysan horay u heli jirin, iyagoo aad ugu kuur galay baahiyaha jira.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wuxuuna sidoo kale ka warbixiyay dhibaatooyinkii kala duwanaaa ee ay Xujeyda la kulmi jireen, caqabadihii haystay iyo marxaladihii qallafsanaa ee ay soo mareen xilligii burburka.

Wasiiru Dowlaha ayaa u mahad celiyay Shirkadihii isu xil-qaamay in ay si howl-karnimo ah u gutaan waajibaadkooda muwaaddin-nimo iyo tan Islaam-nimo, wuxuuna ugu baaqay in ay dedaalladooda sii kordhiyaan, wixii caqabada ahna ay la wadaagaan Wasaaradda Awqaafta si shaqada u qurux badnaato una wanaagsanaato.

Dowladda Soomaaliya ayaa Xujeyda Soomaaliyeed u fidisay tasiilaad fara badan oo aysan horay u heli jirin Sanadkii tagay ee 1440 Hijriyada, iyadoo haatann qorshaynaysa in ay sii kordhisao dedaalladeeda ku aaddan caawinta Xujeyda Soomaaliyeed.

Previous Post

Maamuladda K/galbeed iyo Hir-shabeelle oo arinsaday xuduuda ay wadaagaan.

Next Post

DFS oo soo dhoweysay warbixinta hay’adda IMF

Next Post
DFS oo soo dhoweysay warbixinta hay’adda IMF

DFS oo soo dhoweysay warbixinta hay’adda IMF

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In