Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamuladda K/galbeed iyo Hir-shabeelle oo arinsaday xuduuda ay wadaagaan.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maamuladda K/galbeed iyo Hir-shabeelle oo arinsaday xuduuda ay wadaagaan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir uu soo qaban qaabiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee xudduudaha iyo Federaalka oo xal looga gaarayay Soodinta u dhaxeysa maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho.

Shirka oo socday Shan Cisho ayaa hal-ku dheg looga dhigay “kulanka isla eegidda iyo isla oggolaashaha aagga ay marto soohdinta u dhaxeysa Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhinacyada ayaa isku weydaarsaday doodo iyo fikrado ku saabsan arrimaha Soohdin u sameynta Labada maamul, iyadoo ay isku Af-garteen dhammaan waxyaabahii laga hadlay oo ay ugu muhiimsanayd meesha uu kasoo billowdo iyo halka uu ku dhamaado xadka maamulladaasi, iyadoo la waafajinayo soodimihii ay astaysay Dowladdii dhexe.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha gudaha Soomaaliya, Cali Cismaan Cadde , ayaa bogaadiyay Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo federaalka iyo Labada maamul Goboleed , isagoo ku tilmaamay inay shaqo wanaagsan qabteen.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya, Khaliif Cabdikariin Maxamed, oo shirka soo xiray ayaa sheegay in soohdimaha ay ka mid yihiin aas-aaska Dowladnimo loona baahan yahay in si wada jira looga wada shaqeeyo

Previous Post

The Federal Minister of information reviews Somalia in 2019 and priorities for 2020

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay horumarintii ay ku samaysay arrimaha Xujeyda

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In