War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeyee) ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay tacsi u direyso ehelada dadkii shalay lagu laayay deegaanka Wardiinle ee gobolka Baay, halkaas oo ay ky geeriyoodeen 14 ruux oo shacab ahaa isla markaana kamid ahaa dadka deegaankaas.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...











