Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo markale dib udhigtay furitaanka Duulimaadyada Gudaha

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo markale dib udhigtay furitaanka Duulimaadyada Gudaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} oo la hadlay goordhaw Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada sabab la xiriirta iyadoo laga taxadarayo faafitaanka cudurka Covid-19.

Wasiirka waxa uu sheegay in iyadoo laga taxadirayo wali aan suura gal aheyn in lagu deg dego furitaanka duuliyaadyada iyadoon la helin cadeymo muujinayo in qatarta cudurkaan safmarka ah laga adkaaday.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa 28 bishii maarso ee sanadkaan 2020 hakisay duuliyaadyada gudaha si looga taxadiro faafitaanka cudurka Covid-19 waxaana sidoo kale la fasaxay diyaaraha qaada Raashinta iyo daawada iyo waxyaabaha kale ee qutul daruuriga ah bulshada sido kale waxaa ay hakisay duuliyaadyada caalamiga ah taariiqdu marka ay aheyd 18 bishii maarso ee sanadkaan sababo la xariira cudurka Covid-19.

Tags: Dowladda Soomaaliya oo markale dib udhigtay furitaanka Duulimaadyada Gudaha
Previous Post

Ruushka, Turkiga iyo Iiraan ayaa kulan gaar ah ka yeelanaya arrimaha Suuriya.

Next Post

kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

Next Post
kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In