Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweeysay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay dilalka Foosha xun ay geysanayaan dhagar qabayaasha Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweeysay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay dilalka Foosha xun ay geysanayaan dhagar qabayaasha Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo dilkii Maxamed Maxamuud Sheikh Cali oo ahaa Wiil dhalinyaro ah oo Hal-abuuray Ganacsiyo mira dhalay oo ka hirgalay magaalada Muqdisho.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney soo dhoweyneyso kacdoonka iyo diidmada ay sameeyeen dhalinyarada,waxayna sidoo kale balan qaaday iney wax badan  ka qabaneyso dalabkood ku aadan in cadaaladda la horkeeno dhagar qabayaashii dilka geystay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka Mudaaharaadeen iyagoo diidan dilalkaasi foosha xun ee gaadmada ah ee Bulshada Soomaaliyeed qeybaheeda kala gedisan lagula kaco.

Wuxuu sheegay Mudane Daahir Maxamuud Geelle,in markii fal dambiyeedku dhacay ka dib Dowladda Federaalka ay dabagal ku sameeysay,waxaana dabagalkaasi lagu helay kooxihii falka dilka ah u geystay Alle ha u naxariistee Maxamed Maxamuud Sheikh Cali.

” Tv-ga waxaad ka fiirsan doontaan muquaalo kala gedisan oo muujinaya dadaalka Dowladda Soomaaliya ay sameysay ka hor fal danbiyeedkii lagu dilay Maxamed Maxamuud Sheikh Cali, oo Dowladda intey Rakibtay duubtay oo Kaamirooyin ay qabteen iyo danbiga markuu dhacay ka bacdi, Dowladda iney sameysay dabagal dabagalkaasina dhaqar qabayaashii lagu helay,markii ay isku dayeen iney goobta ka baxsadaana Ciidamada Amnigu ay howshooda ka qabsadeen, idin lama wadaagi karno muuqaalka meydkiisa waayo aqlaaqiyaadka saxaafadda ayay ka soo horjeedaa laakiin waxaan idinla wadaagi karnaa cadeymo kale oo kala gedisan ay ciidamada Amnigu ay ka soo qabteen goobta, qalabkii danbiga ay ku galeen ha noqoto hubkii iyo wixii la halmaala, gaarigii maalintii dilka ay ku fulinyeen iyo kii iyaga markii danbe ay go’een ha noqoto iyo cadeymo kale oo fara badan,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle.

Ugu danbeyntii,Dowladda Federaalka ayaa Jawaab muuqata ka bixisay dalabkii dhalinyarada maanta banaanbaxa ka dhigay Muqdisho ee ahaa in Madaxda Dowladda Jawaab deg deg ah ka bixiyaan dilkaasi,sidoo kalena ay cadaaladda horkeenaan dhagar qabayaashii ka  dambeeyey

Previous Post

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Beeraleyda Ku Dhiirri Geliyay Kordhinta Tacabka Beeraha

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyey latashiyada ku saabsan siyaasadda barakacayaasha+Sawirro

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyey latashiyada ku saabsan siyaasadda barakacayaasha+Sawirro

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyey latashiyada ku saabsan siyaasadda barakacayaasha+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In