Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Sucuudiga oo xiriirka u jartay Iran

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Sucuudiga oo xiriirka u jartay Iran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cilaaqaadki u dhaxeeyay dalalka Sucuudiga iyo Iran ayaa sii xumaanayay wixii ka dambeeyay markii Boqortooyada Sucuudigu ay dishay Sabtididii la soo dhaafay 47 qofood oo uu ku jiro wadaad Shiico ah oo caan ahaa laguna magacaabi jiray Nimr al-Nimr.

Wasiirka arrimaha dibedda Sacuudiga Adel al-Jubeir, ayaa shalay ku dhowaaqay go’aanka xiriirka loogu jaray Iran, waxaana uu diblomaasiyiinta Iran siiyey inay 48 saac gudahood uga baxaan dalkaas.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa cambaareeyay dibadbaxyo ay magaalada Tehran ka dhigeen dad caraysan oo weerraray safaaradda Sucuudiga ee Tehran iyo qunsuliyadda ku taal magaalada Mashad.

Aayatullaah Cali Khamani Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan ayaa sheegay in uu dhici doono aar goosi ka dhasha
go’aanka degdega ah ee Sucuudi Carabiya ee lagu eryayo diblumaasiyiinta Iiraan, taasoo gaarsiinaya xiriirka sii xumaanayay ee labada dal heerkii ugu liitay.

Dowlada Mareykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay sii wadi doonto inay ku booriso hoggaamiyayaasha gobolka inay qaadaan tallaabooyin xisaadda lagu qaboojinayo.

Previous Post

Jaamacadda Gaariisa oo maanta dib loo furay

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareeysay weerarki lagu qaaday safaaradda Sucuudiga ee Tehran

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo cambaareeysay weerarki lagu qaaday safaaradda Sucuudiga ee Tehran

Dowladda Soomaaliya oo cambaareeysay weerarki lagu qaaday safaaradda Sucuudiga ee Tehran

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In