Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Tunisiya oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Liibiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Tunisiya oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Tuunisiya ayaa wadda qorshe ay derbi uga dhiseyso xadka ay la wadaagto dalka Liibiya iyadoo sheegtay in ay dhimaystirtay qeybtii ugu horraysay ee ah 200km oo ay ku oodayso xadka ay la wadaagto Liibiya.

Darbigan oo laga sameeyay jawaanno carra ah iyo kanaal biya mareen ah ayaa waxaa loogu talagalay in looga hortago argagixisada uga talaabeysa dalka Liibiya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Tallaabadan ay dowladda Tuniisiya ku dhiseyso derbigaasi ayaa timid kaddib markii rag hubeysan oo la sheegay in ay ku soo tababarteen Liibiya ay 38 qof ku dileen gudaha dalkaasi.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Tuuniisiya, ayaa sheegay in wajiga labaad ee mashruuca uu ka mid noqon doono in la dhiso qalab milateri iyadoo gacan laga helayo Jarmalka iyo Mareykanka.

Ciidammada ammaanka ayaa sheegay in derbiga oo loogu talagalay in gawaarida aanay xadka ka soo tallaabin uuba mar hore gacan ka gaystay in la yareeyo howlaha tahriibinta.

In ka badan 3,000 oo Tuuniisiyiin ah ayaa waxa ay isaga tageen dalkaasi ay uga garab dagaalamaan kooxda isugu yeerta Dowladda Islaamiga ah iyo maleeshiyaad kale oo ka jira Suuriya iyo Ciraaq.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug iyo Maalgashadayaal booqday Dakada Hobyo”Sawirro”

Next Post

Guddoomiye Jawaari Oo Qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee QM U Qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Jawaari Oo Qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee QM U Qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha “SAWIRRO”

Guddoomiye Jawaari Oo Qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee QM U Qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In