Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Turkiga oo mar kale shaqada ka erisay 6 kun shaqaale

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda  Turkiga oo mar kale shaqada ka erisay  6 kun shaqaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Turkiga oo weli ka sococodo xukunkii  Deg degga oo dalkaasi la geliyay isku daygii Inqalaabkii dhicisoobay kadib, ayaa la sheegayaa inay Xukuumadda dalkaasi ay mar kale shaqada ka erisay 6 kun shaqaale kale  isuguna  jira Saraakiil Boolis, kuwa Garsoorka, caafimaadka  iyo qeybo kale.

Warku wuxuu intaa  ku daray in shaqaqalahaasi la eryay lagu eeday inay  wax ka ogaayeen Inqaalaabkii  fashilmay oo la doonayay in xukunka looga rido Dowladda hadda ka arrimisa daalkaasi Turkiga una hogaaminayo Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dadka Iminka shaqalaga laga eryay ayaa la sheegay inay ka mid yihiin safiiradiii hore Turkiga u  kala fadhiya hay’adda UNESCO  iyo dalka Canada  kuwaasoo  lagu eedayay inuu gacan saar la leeyihiin Wadaadka baxsadka ee Fethullah Gülen oo iminka ku sugan dalka Mareykanka.

Tan iyo markii dalka Turkiga uu ku fashilmay afgenbigii la doonayay in xukunka loogu rido maamulka hadda ka arrimiya dalkaasi ayaa waxaa shaqada Dowlada la joojiyay ama laga eryay 120 kun oo qof  oo qeybo kala duwan ah.

Previous Post

Madaxweynaha cusub ee Ghana oo xilka la wareegay

Next Post

AMISOM oo Qiratay in 25-Neef oo Geel ah ay ku dishay Shabeellaha Hoose

Next Post
AMISOM oo Qiratay in 25-Neef oo Geel ah ay ku dishay Shabeellaha Hoose

AMISOM oo Qiratay in 25-Neef oo Geel ah ay ku dishay Shabeellaha Hoose

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In