Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Dowladda Turkiga oo sheegtay in Socdaalka Madaxweynaha Wadankaas Ee Muqdisho uusan saameyn ku yeelan doonin Qaraxii Maanta.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Dowladda Turkiga oo sheegtay in Socdaalka Madaxweynaha Wadankaas Ee Muqdisho uusan  saameyn ku yeelan doonin Qaraxii Maanta.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gaari ay waxyaabaha qarxa ka soo buuxisay Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab ayaa maanta waxaa ay ku qarxisay wadada maka al mukarama Agagaarka Hotelka SYL halkaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah iyadoo Ciidamada amaanka Dowladda Somalia ay toogteen dhagar qabe isku dayay in uu gudaha u galo Hotelkaas.

Qaraxa ayaa waxaa ku geeriyooday 5 ruux oo labo ay yihiin maleyshiyadkii Gaarigaas watay oo midna uu is qarxiyay midka kalena ay Ciidanku toogteen waxaana ay Ciidamada amaanku fashiliyeen miinooyin ay Kooxdaas damacsanaayeen in ay Dhibaato ugu geestaan Shacabka Soomaaliyeed waxaana aad loo adkeeyay amaanka Goobta iyo guud ahaan wadooyinka Caasimada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Dhinaca kale Dowladda wadanka Turkiga ayaa sheegtay in wax saameyn ah uusan qaraxaas ka dhacay Magaalada Muqdisho ku yeelan doonin Socdaal lagu wado in maalinta barito ah uu ku soo gaaro Caasimada Somalia Ee Muqdisho waxaana ay Dowladda turkiga sidoo kale sheegtay in wax saameyn ah uusan ku yeelan wafdi hordhac ah oo Muqdisho ka jooga.

Wakaalada wararka Reuters oo soo xiganeysa Ra,iisul wasaaraha Dalka turkiga ayaa waxaa ay sheegtay in Madaxweyne Rajab Tayib Ordugaan uu Socdaalkiisa magaalada Muqdisho ku imaan doono wax saameyn ahna aysan ku yeelan doonin isku day Guracan Ee Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabab ay Magaalada muqdisho Maanta ka sameeyeen.

Previous Post

Wasiir Beyle “Dalal badan ayaa doonaya inay safaarado ka furtaan caasimadda” SAWIRRO+DAAWO”

Next Post

DAAWO-Madaxweyne Xasan”Madaxweynaha Turkiga wuu imaanayaa Muqdisho Saameyn kuma Yeelan doono isku dayga Fashilmay” (Dhageyso)

Next Post
Madaxweyne Xasan “Inta uusan dhamaan sanadkan Madaxweyneyaasha Urur Goboleedka IGAD shir ayay ku yeelan doonaan Muqdisho”

DAAWO-Madaxweyne Xasan"Madaxweynaha Turkiga wuu imaanayaa Muqdisho Saameyn kuma Yeelan doono isku dayga Fashilmay" (Dhageyso)

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In