Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dr Kooshin oo howlo indho fiiqis ah ka sameeyay gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dr Kooshin oo howlo indho fiiqis ah ka sameeyay gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Dhakhaatiirta Galmudug iyo Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa munaasabad soo dhowayn ah u sameeyey Dr: Maxamed Cabdullaahi Kooshin oo qaliimo indho-fiiqis ah ka sameeyey Gobolada Dalka, kuwaas oo gaaraya ilaa Shan iyo Toban kun oo Qof.

Bahda Caafimaadka ayaa ku amaanay shaqada uu Bulshada Soomaaliyeed u hayo waxa ayna ku dhiirigaliyeen dadaalka uu sameeyey.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr: Cabdiwali Axmed Maxamuud oo munaasabadda ka hadlay ayaa xusay guusha uu soo hooyey inay tahay mid ay wada gaareen Bahda Caafimaadka Dalku.

Ugu dambayn waxaa Munaasabada ka hadlay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr: Mahad Caabi waxa uuna sheegay in Wasaaraddu ku dhiirigalinayso shaqada uu bulshada u qabtay.

Gobolada Dalka ayaa waxaa aad ugu badan baahiyaha loo qabo indha-fiiqista Deegaannada Galmudug ayaana mararka qaar laga fuliyaa qaliimo loo samaynayo Dadka Araga Naafada ka ah.

Previous Post

Howl-gal lagu soo qabtay dad looga shakiyay kooxaha argagixasada oo Gaalkacyo laga sameeyey

Next Post

Culimaa’udiinka beelo ku dagaalamay Galbeedka Gobolka Mudug oo ka qeyb qaadanaya dib u heshiisiin “SAWIRRO”

Next Post
Culimaa’udiinka beelo ku dagaalamay Galbeedka Gobolka Mudug oo ka qeyb qaadanaya dib u heshiisiin “SAWIRRO”

Culimaa’udiinka beelo ku dagaalamay Galbeedka Gobolka Mudug oo ka qeyb qaadanaya dib u heshiisiin “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In