Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Beledweyne oo kormeeray goobo ay ka socdaan olole nadaafadeed (Sawirro)

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Duqa Beledweyne oo kormeeray goobo ay ka socdaan olole nadaafadeed (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Magaalada Baledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa Olole nadaafadeed maanta ka sameeyey Magaalada Baledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Ololohan  nadaafaeed oo looga hortagyo cuduro laga cabsi qabo in ay ka dhashaan  naadaafad xumadda  ayaa waxaa laga wadaa qeybo kamid ah Magaalada Beledweyne ee Xarunta Goblka Hiiraan iyada oo maamulku uu shacabka Magaaladda  ku dhiiragaalinayo howlaha nadaafadda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Guddomiyaha Magaalada Beledweyne  ee Gobalka Hiiraan Cali Abdulqaadir Faarax oo la hadlay  Warbaahinta Qaranka Soomaaliya  ayaa  sheegay in maamulku uu bilaabay Howalahan  nadaafadeed oo looga qaadayo waxyaabaha qashinka ah oo keeni kara Cudurada sida; shubanka iyo Duumada.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in iyaga oo kaashanaya  shacabka ku dhaqan Magaaladda ay ku dadaaleen sidii ay  dib ugu soo celin lahayeen bilacada Magaaladda.

“Maanta waxaan magaalada baledweyn ka sameynay olole nadaafadeed kaasoo magaalada aan uga nadiifineynay qashinka iyo wasaqda, si magaalada aan bilicdeeda usoo celino” ayuu yiri: Gudoomiye Cali Cabdulqadir.

Magaalada Beledweyne  ayaa waxa ay ka mid-tahay  meelaha uu kufatahay Wabiga Shabeelle iyada oo horaantii Bishan dadkii horay uga  barakacay fatahaada wabiga ay dib ugu soo laabteen Magaalada.

Maamulka Magaaladda Beladweyne  ayaa mudooyinkan waday hawlo bilic soo celin ah taasoo uu kala kaashaneyey dadka deegaanka.

Previous Post

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir “Soomaaliya waxaa ay soo buuxisay sharuudihii looga baahnaa Shirka Brussels” Dhageeyso

Next Post

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in la dhameystiray qorshaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta (Dhageeyso)

Next Post
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in la dhameystiray qorshaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta (Dhageeyso)

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in la dhameystiray qorshaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta (Dhageeyso)

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In