Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso oo Xilka la wareegay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqa Cusub ee Magaalada Boosaaso oo Xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad uu  xilka ku wareejinayay Duqii  hore ee Magaalada Boosaaso  isla Markaana uu kula wareegayay Duqa Cusub ayaa lagu qabtay Boosaaso.

Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa waxaa ka soo qayb galay Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Mamulka puntiland, qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka dagmada  Boosaas,  Shaqaalaha Dowladda Hoose,  guddiyada 16 Xaafadood ee Magaalada Boosaaso iy Guddoomiyaha Gobolka Bari.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso Cabdirisaaq Axmed Galdoon ayaa xilka ku Wareejiyay Duqa Cusub ee dagmada Boosaaso Eng Yaasiin Mire.

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamuud Wacays ayaa sheegay in Shaqaalaha Dowladda Hoose lagu kala saari doono Aqoontooda isla markana ay Dhici doonin in xilalka layska haysto  Muddo dheer isagoo ugu baaqay  Shaqalaha Dowladda Hoose ee Magaalada Boosaaso inay ka shaqeeyaan Horumarka dadkooda.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Mamulka Puntiland  Axmed Cisman Karaash ayaa ugu baaqay Xafiiska hantidhowrka Qaranka maamulka Puntiland in ay dabagal ku sameeyaan hantida Dolwadda ka maqan.

Previous Post

Dadkii ka Barakacay Qansaxdheere oo dib u soo laabanaya

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qayb galaysa Kuwait “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qayb galaysa Kuwait  “Sawirro”

Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qayb galaysa Kuwait "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In