Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo oo maanta suuq cusub laga hirgaliyay”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo oo maanta suuq cusub laga hirgaliyay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suuq cusub oo loogu tala galay in lagu iibiyo hilibka iyo qudrada isla markaana maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug uu ka hirgaliyay bartamaha Suuqa weyn ee magaaladaasi ayaa maanta waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray duqa dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan golaha deegaanka dagmada Galkacyo.

Xirsi Yuusuf Barre  gudoomiyaha Dagmada Galkacyo oo ka hadlay munaasabada xarig jarka suuqaasi cusub ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada loo dhisay suqaan iyo ahmiyada uu u leeyahay bulshada
Galkacyo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026

‘Suuqaan waxaan ku dhisnay Canashuurtii aan idinka qaadnay Waxaana Ugu tala galanay In waxyaabaha lagu iibiyo banaanka oo ay ka mid yihiin qudaarta iyo hilibka aad ku gadataan Maamulka Waxa uu diyaar u yahay in wixii uu idinka qaado canshuur ahaan uu dib idinkugu soo celiyo oo adinka wax idinku guqabto Suuqaan haddii horay loo oran jiray darxumo Maanta waxaa lagu magacaabaa daryeel Midda kale maamulku wuxuu idin diyaarinayaa goobo asturan oo aad wax ku iibsataan Maanta kadibna Ma ogalaan doono in dariiqyada wax lagu iibiyo’ ayuu yiri Duqa dagmada Galkacyo xirsi Yuusuf Barre

Hirgalinta suuqaan ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada ku ganacsata suuqa weyn ee magaalada kuwaasoo qaarkood ahaa kuwa  ku ganacsada wadooyinka cariirigaa ee dhaxmara
suuqa weyn ee Galkacyo.

vlcsnap-2016-05-02-15h23m25s69 vlcsnap-2016-05-02-15h23m36s198 vlcsnap-2016-05-02-15h23m45s31

vlcsnap-2016-05-02-15h25m15s181 vlcsnap-2016-05-02-15h24m57s3 vlcsnap-2016-05-02-15h24m27s196

Sawir qaade C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Kooxda kubbada kolayga ee I. L. S. oo la ganaaxay

Next Post

Taliyaha ciidanka booliska oo saraakiil ciidan u furay aqoon kororsi “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka booliska oo saraakiil ciidan u furay aqoon kororsi “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka booliska oo saraakiil ciidan u furay aqoon kororsi "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In