Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo guddoomiyay shir looga hadlayay xoojinta Amniga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo Xoghayaha Dowladda Hoose Cabdiqani Maxamuud Axmed ayaa guddoomiyay shirka khamiislaha ah ee Maamulka Degmada oo ay ka qeyb galeen Agaasimayaal , Guddoomiyeyaasha shanta xaafadood , ku xigeenadooda , xoghayaasha xaafadaha, guddoomiyasha laamaha iyo falarada, waxaana shirkaan diirada lagu saaray Amniga , Nadaafadda , qaadista Canshuuraha iyo Dhageysiga warbixinta todobaadka ee xaaladda shanta Xaafadood ee Magaalada Gaalkacyo.

Maayarka Degmada Gaalkacyo ayaa agaasimayaasha  iyo Maamulka Xaafadaha la dhageystay waxqabadkooda todobaadkaan , caqabaha haysta iyo yoolkooda horumarineed , wuxuuna faray dardar gelinta ololaha nadaafadda ,  kor u qaadista bilicda Magaalada iyo bilowga qaadista canshuurta guryaha oo laga qaado guri kasta oo Gaalkacyo ku yaal.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa sheegay in dowladda hoose oo kaa shanaysa Laamaha Amniga heer gobol iyo heer Degmo ay diirada koowaad saarayso ka shaqaynta Amniga iyo soo afjaridda kooxaha ciyaal weerada loogu yeero ee caadaystay in ay dadka dhibaateeyaan xilliga habeenkii ah oo xaafadaha qaar ku dhuumaalaysta , wuxuuna faray Gudoomiyaasha xaafadaha in ay arintaasi kala shaqeeyaan ciidanka Amniga.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Golaha

Next Post

Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Wafdi ka socday Dawladda Soomaaliya iyo Maamul-goboleedyada

Next Post
Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Wafdi ka socday Dawladda Soomaaliya iyo Maamul-goboleedyada

Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku soo dhoweeyey Wafdi ka socday Dawladda Soomaaliya iyo Maamul-goboleedyada

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In